Kuwee ayaynu nahay

Kuwee ayaannu nahay:

Ururka Dhaqaatiirta ku gaaroobay Kilyaha iyo kaadi mareenka SUA, waxaa loo asaasay badqabka bukaannada qaba xanuunnada la xiriira Urology ga, iyo samaynta daraasaad cilmi ah oo waxtara bulshada.